Ciidamo katirsan AMISOM oo saakay lagu soo dhaweeyay Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)

Waxaa saakay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray ciidamo katirsan AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti oo kasoo kicitimay magaalada Baladweyne. Xildhibaano katirsan labada Aqal , masuuliyiin iyo saraakiil katirsan ciidanka dowlada federaalka ayaa duleedka magaalada Dhuusomareeb kusoo dhaweeyay ciidamadan katirsan AMISOM ee saakay soo gaaray Dhuusomareeb. Xubnihii kala duwanaa ee ka … Continue reading Ciidamo katirsan AMISOM oo saakay lagu soo dhaweeyay Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)